Maahmaahyo,
Murti & Madadaallo
Buuggan wuxuu xambaarsan yahay in ka badan 3.000 oo
Maahmaahyo, Murti & Madadaallo isugu jirta waxaana
la daabacay dabayaaqadii sanadkii tagay ee 2007da.
Maahmaahyadu waa qeyb ka mid ah suugaanta Soomaalida
kana kooban tiro gaagaaban isla markaana xambaarsan
xikmado, marmarna qeexan marna maldahan.
Inta badan maahmaahyada waxaa loo isticmaalaa soo
gaabinta ujeedada hadalka la doonayo in la ururiyo
ama la xikmadeeyo, waxaana inta badan isticmaala
dadka yaqaanna dhaqanka ma guuraanka ah ee
Soomaalida. Haddaba haddii aad dooneysid in aad wax
ka barato dhaqankaaga & hiddahaaga ha moogan buuggan
Maahmaahyo, Murti & Madadaallo.
Marwo
Naima Ali Hussein
London, UK
Maahmaayo Murti & Madadaallo
The book is about Somali perverbs, wisdom and
riddles. It contains a lot 4-colour pictures about
the Somali wildlife and currencies for the past
fifty yeras. Published in 2007 Author Abdulaziz Ali
Ibrahim "Xildhiban". ISBN: 978-0-954555-1-9
Read more.. |