Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 19/06/ 1960kii.
CURRICULUM VITAE
- Name: Omar A.A. Sharmarke
- Date of Birth June 19, 1960
- Marital Status: Married
- Gender: Male
- Nationality: Somali
- Temporary Address: Hurlingam, Nairobi , Kenya ,
Phone: +254-710-771188
- Permanent Address: Boheira, Sharjah, U.A.E.
Phone + 971-50-340-2245
- E-mail: sharmarke@cpdi.org
EDUCATION:
- · Masters of Arts in Political Economy, Carleton University , Ottawa , Ontario , Canada (2000).
- · Bachelor of Arts (High Honors) in Political Science, Carleton University , Ottawa , Ontario , Canada (1998).
- · Bachelor of Arts in Economics, Somali National University , Mogadishu , Somalia (1984).
EMPLOYMENT:
- Transitional Federal Government (TFG) of Somalia
Foreign Policy Advisor, Oct. 2007 - Present.
- United Nations (UN)
Political Adviser, Darfur-Darfur Dialogue and Consultations (DDDC),
Seconded to the African Union Mission in Sudan (AMIS), Sep. 2006 – Sep. 2007.
- United Nations (UN)
Political/ Civil Affairs Officer, Civil Affairs Division, UNMIS,
Sudan, Jan. 2006 – Aug. 2006.
- United Nations (UN)
Political/Civil Affairs Officer, Civil Affairs Division, UNAMSIL,
Sierra Leone, Aug 2000 – Dec 2005.
- Center for Peace and Democratic Initiatives (CPDI)
Director of Africa Program, Ottawa , Canada , Mar. 1993 – June 2000
East Africa Project Coordinator, Ottawa , Canada , July 1992 – Feb. 1993.
- Somali Development Bank,
Project Consultant, Mogadishu, Somalia Jan. 1988 – Dec. 1990.
- Coca Cola, Somali Bottling Company Ltd.
Consultant and Member of Board of Directors,
Mogadishu, Somalia, Sep. 1984 – Dec. 1990.
Madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa xaflad lagu qabtay Jabuuti ayuu uu kaga dhawaaqay in ra'iisul wasaaraha xukuumaddiisa FKMG uu yahay Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo da'diisu tahay 48 jir.
Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali oo ku soo dhaweynaya garoonka diyaaradaha madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed
Cumar waxaa dhalay madaxweynihii 2aad ee soo mara jamhuuriyadda Soomaaliya MD.C/rashiid Cali Sharmaarke oo la dilay wax ka yar 3 sannadood markii uu hayay xilka madaxweynenimada dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid oo ka qeybgalaya dabaaldeggii 40aad ee dowladda Libya
Cumar C/rashiid waxa uu muddo ku noolaa dalalka Maraykanka iyo Canada, ka dib Imaaraadka iyo Nairobi. Waxaana uu haystaa Canadian Citizenship. Waxuuna ka soo shaqeeyey Qaramada Midoobey gaar ahaan gobolka Darfuur ee dalka Suudaan. Sidoo kale madaxweynihii hore ee dowladda KMG ah ee xilka iska casilay C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa u magacaabay in uu noqdo la taliyahiisa arrimaha dibedda.
Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid & madaxda dalalka Africa ee ka qeybgalay shirka Libya
Waxa uu waxbarashiida ku qaatay Jaamacaddii ummadda ee Muqdisho, kullayaddii dhaqaalaha. Waxaa kale oo waxbarasho ku qaatay Carleton University Canada.
Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid oo la kulmaya madax ka tirsan dalka Libya
Isha qoraalkan;
C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban", London
Ogeysiis: Qoraalladan Taariikhda ah waxaa ka mamnuuc ah in aad daabacdo ama aad ku soo bandhigto wargeys, haddii aad u baahato fadlan la xiriir bahda wargeyska uu cinwaankiisu yahay www.xildhibanpublications.com ama qoraha caanka ah ee C/casiis Cali Ibrahim (Xildhiban) |