XILDHIBAN Publications Xildhiban Publications

Home

Publications

About us

Gabayo & Guurow

Heesaha

Photo Gallery Contact us

Home

Publications

About us

Photo Gallery

Contact us

Wareysi VOA dood
ku saabsan qoraalka
Soomaaliga

Wareysi  ay laanta afka
Soomaaliga BBC la yeelatay C/casiis "Xildhiban"

Somali Radio

Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT

Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
 

  4:00PM

  7:00PM

  8:00PM

Somali Links

Aminarts
Allpuntland
Allceeldheer
Dayniile
Dhagaxtuur
Hamarey
Hiiraan
Hornafrik

Markacadeey

Midnimo
Mareeg

Puntlandpost

Qaranimo

Shabelle

Somaliweyn

Somalitalk

Solamusic

Universal TV

Xamardaye

International News Agencies

Aljazeera

Arabnews

Reuters

Washington post

BBC

CNN

More Somali Books
Coming soon

Date:  

Kulanka qoreyaasha Soomaaliyeed


Kulanka qoreyaasha Soomaaliyeed
London

Last update:  Axad - 31 Octobar 2009

Xildhiban Publications;- 30 - 31 Oktoobar, sanadka 2009 Kulankii qoreyaasha Soomaaliyeed oo ka dhacy magaalada London.

Taariikhdu markii ay aheyd 30-31kii bisha Oktoobar ayaa lagu qabtay koofurta magaalada London, gaar ahaan Peckham Library. Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen qoreyaal ka kala magaalooyinka Toronto, Canada & London ee dalka Ingiriiska .

Kulankan oo lagu qabtay xarunta Peckham Library 122 Peckam Hill Street SE15 5JR London UK ee magaalada London. Bandhiggan waxaa wadajir u soo qabanqaabiyay;- Southwark Somali Advisory Forum, Southwark Libraries, Rockingham Somali Support Group & Scansom Publishers.

Bandhiggan buugaagta Soomaaliyeed ee socday maalmihii ay taariikhdu aheyd 30-31 Oktoobar ee sanadka 2009 waxaa ka soo qeybgalay qoreyaasha kala ah:-

1. Max'ed Sh. Xassan Nuur
2. C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"
3. Siciid Cali Shire
4. Max'ed Baashe Xaaji Xassan
5. Jawaahir Cabdalla Faarax
6. Danjire Max'ed Cusmaan Cumar
7. Bashiir Cusmaan oo ka socday shirkadda Scansom Publishers.

Isha Qoraalkan
C/casiis cali Ibrahim "Xildhiban"
xildhiban@hotmail.com

 

Ogeysiis: Qoraaladan Taariikhda ah waxaa ka mamnuuc ah in aad daabacdo ama aad ku soo bandhigto wargeys, haddii aad u baahato fadlan la xiriir bahda uu cinwaankeedu yahay www.xildhibanpublications.com ama qoraha caanka ah ee C/casiis Cali Ibraahim (Xildhiban)


Xildhibanpublications. London

 

 

 
WAXAY KUU DHIGEEN MA KUGU DHAQEEN

Waxay kuu dhigeen ma kugu dhaqeen

.

Taxanaha Taariikhda SOOMAALIYA

Taxanaha Taariikhda Soomaaliya

 

MAAHMAAHYO Murti & Madadaallo

Maahmaahyo Murti
& Madadaallo

.

More Books ....

Coming soon

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA


Coming soon

Dal aan dalkiisa Damqasho Laheyn

Dalaan dalkiisa Damqasho Laheyn

Home   |   Publications   |   About us   |   Photo Gallery   |   Contact us

_______________________________________________________

Copy Right xildhibanpublications.com ® All Reserved 2008