Taxanaha
Taariikhda SOOMAALIYA
Ka dib markii aan si dhug leh u aqriyay Buugga
Taxanaha Taariikhda Soomaaliya Soomaaliya,
aragtideyda/garashadeyda habka loo nidaamiyay buugga,
sida ay u kala horreeyaan dhacdooyinkii la soo maray
"Chronological" iyo dadkii muddooyinkaas talada
wadanka mas’uulka ka noqday, waa nidaan aad u
wanaagsan.
Buuggu wuxuu si xoog leh/wax ku ool ah u kabayaa ama
u tiirinayaa kii ka horreeyay ee;- Waxay kuu dhigeen
ma kugu dhaqeen?. Qofkii nasiib leh ee aqriyaa
labadooda wuxuu ogaanayaa marxaladihii kala duwanaa
ee Soomaaliya soo martay 50kii ilaa 60kii sanadood
ee la soo dhaafay.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya.
C/risaaq Xaaji Xussein Xassan
Minneapolis, USA.
Taxanaha Taariikhda
Soomaaliya
This book gives a full details of data collection
about the highest ranked somali Civil servents from
1956-2006. The book documents the data in a
chronological way like (Who was who in Somalia for
the past a half century). For instance, it contains
a full data of every Somali government members from
1956 - 2006. It also contains the names of the
ministers and the all other governmental portfolies,
all the diplomatic missions, military officails in
the Somali National army. The book is written by a
young somali writer Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban".
Published in London 2006 ISBN: 0-9549555-3-6
Read more..... |