Waxay
kuu dhigeen ma kugu dhaqeen?
Buuggan Waxay kuu dhigeen ma kugu dhaqeen?, wuxuu
xambaarsan yahay dhammaan Dastuuradii, Axdiyadii &
Xeerarkii loo dhigay dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya,
laga soo bilaabo sanadkii 1960kii ilaa 2009ka isla
markaana ay ku jiraan, Dastuuradii loo dhigay
maamullada Somaliland & Puntland ee abuurmay ka dib
markii la riday dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Sidoo kale buuggan wuxuu xambaarsan magacyada
dhammaan xubnihii goleyaashii baarlamaannada &
shacbiga ee Soomaaliya ay yeelatay muddadii u
dhaxeysay 1956dii – 2009ka
Wasiir hore/Dhaqan & suugaanyahan Soomaaliyeed
Dr. Xussein Sheikh Axmed "Kaddare"
Muqdisho, Soomaaliya.
Waxay kuu dhigeen ma kugu
dhaqeen? Dastuuradii_Axdiyadii &
Xeerarkii loo dhigay Jamhuuriyadda Soomaaliya.
The book highlights about the Somali Constitutions
from 1960 - 2006. It takes as well all the
amendments that have been made over the dacades. The
book is published in London 2005 and has a liminated
4-color cover. Author Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban.
It contains 464 pages. ISBN: 0-9549555-0-1
Read more..... |