|
Hadalkii C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"
uu ka jeediyay kulankii Qoreyaasha
Soomaaliyeed
ee lagu qabtay magaalada
London ee dalka Ingiriiska, sanadkii 2007. |
|
|
|
Wasiirada
warfaafinta & Caddaaladda ee dowladda KMG ah
ee Soomaaliya Daahir Geelle & C/raxraam
Janaqow |
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buugaagtii uu
qoray Wasiirka Caddaaladda Sh. C/raxraam
Janaqow |
|
|
Wasiirada
warfaafinta & Caddaaladda ee dowladda KMG ah
ee Soomaaliya & kulankii ka dhacay Chatham
House |
C/casiis
"Xildhiban" & madaxa laanta Afka Soomaaliga
ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar & kulankii
Chatham House |
|
|
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buugga
Horseedayaashii halaagga Soomaalliya k/xigeenkii
hore ee gobolka Banaadir C/fataax Shaaweeye |
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buuggaagtii uu
qoray ra'iisul wasaare k/xigeenkii &
wasiirkii hore ee arr. gudaha ee Soomaaliya
Xussein M. Ceydiid |
|
|
Kulankii
Qoreyaasha Soomaaliyeed ee lagu qabtay
magaalada Helsinki ee dalka Finland |
Kulankii
Qoreyaasha Soomaaliyeed ee lagu qabtay
magaalada Stockholm ee dalka Sweden |
|
|
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya Abwaan Siciid
Saalax Axmed buuggaagtii uu qoray, magaalada
London ee dalka Ingiriiska |
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buugga
Horseedayaashii halaagga Soomaalliya Duqa
xaafadda Tower Hamlett ee magaalada London |
|
|
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buugga Waxay
kuu dhigeen ma kugu dhaqeen? ra'iisul
wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali
Khaliif Galeyr |
C/casiis
"Xildhiban" oo u sharaxaya madaxweynihii
hore ee Soomaaliya H. E. C/llaahi
Yuusuf Axmed
buugga Taxanaha Taariikhda Soomaaliya |
|
|
Madaxweyne
Ismaaciil Cumar Geelle & bandhiggii
buugaagta Soomaalida ee ka dhacay magaalada
Djibouti ee jamhuuriyadda Jibouti. |
C/casiis
"Xildhiban" oo u saxiixaya buugga Taxanaha
Taariikhda Soomaaliya dadkii ka soo
qeybgalay bandhiggii ka dhacay magaalada
London |
|
|
Dr. Yuusuf
Cumar Azhari oo la guddoonsiinayo buugaagtii
uu qoray C/casiis "Xildhiban" |
Kulankii
Qoreyaasha Soomaaliyeed ee ka dhacay
magaalada Cardiff ee dalka Ingriiska &
Qoreyaashii ka qeybgalay |
|
|
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buugaagtii uu
qoray marwada madaxweynihii hore ee
Soomaaliya marwo Xaawo Cabdi Samatar |
Qunsulka
safaaradda Soomaaliya ee dalka Kuwait C/qaadir
Muriidi Golf oo la guddoonsiinayo buugaagtii
uu qoray C/casiis "Xildhiban" |
|
|
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya buugga Waxay
kuu dhigeen ma kugu dhaqeen? Dr. Martin
Orwin oo wax ka dhiga jaamacadda SOAS ee
magaalada London ee dalka Britain.
|
C/casiis
"Xildhiban" & Dr. Cornelio Sommaruga oo ah
President of International Association and
Geneva International Centre for Humanitarian
Demining. Caux, Switzerland |
|
|
C/casiis
"Xildhiban" oo u saxiixaya mid ka mid ah
dadweynihii ka soo qeybgalay bandhigga
buugaagta Southwark ee xaafadda Peckham ee
magaalada London |
C/casiis
"Xildhiban" oo guddoonsiinaya mid ka mid ah
dadweynihii ka soo qeybgalay bandhigga
Southwark, xaafadda Peckham ee magaalada
London |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|